Cabitaanka Bunka (Coffee) oo Dheereysa Cimriga (Daraasaad)

Cabitaanka Bunka (Coffee) oo Dheereysa Cimriga (Daraasaad)

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

Cilimi baadhis lagu sameeyey 400 000 (afar boqol oo kun) oo iskugu jira rag iyo dumar da’doodu u dhaxayso 50-71 jir oo bunka aad u caba waxa lagu ogaaday in ay dadka bunka cabaa ka cimri dheer yihiin 10% dadka aan cabin bunka, waxaan xiisu leh marka uu bato cabitaankaaga bunku waxa sii yaraanaya in aad hore u dhimato cabitaanka badan ee bunka waxa loo jeedaa 4-5 koob oo bun ah maalintii.

Cilmi baadhistan waxa sameeyey machadka cilmi baadhista Kansarka ee dalka maraykanka, helitaankan ama ogaanshahan xidhiidhka ka dhaxeeya cimri dheerida iyo bunka iyadoo machadku baadhayey saamaeynta uu bunku ku leeyahay u dhimashada cudurka Kansarka laakiin waxa soo baxday arintan la yaabka leh oo noqotay mid ka soo horjeed ama cakis ku ah tii la baadhayey waxaanay noqotay natiijadii in bunku uuba yareeyo hore u dhimashada.

 

Source;

C/raxmaan xaashi Cabdi
mareegta caafimaadka

Comments

comments

Submit your comment

You must be logged in to post a comment.

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media