Ankara-Endogen oo Doondoonaya Suurto-Galnimada Xalmilatari oo Syria aykuqaadaan Russia, US.

00 Madaxweynaha Turkishka Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inuu kamunaashiqoonay Suurto galnimada Farogalin Milatari oo ay kuqaadaan Waqooyiga Syria. Isagoo lakaashanaya Russia iyo United States, silooga hortago Maleeshiyaadka Kurdishka. Madaxweyne Erdogan ayaa khudbadiisa kusheegay Maruu kaqudbadeynayey Ankara, oo uu kahadlayey Horumarka xisbigiisu (AKP)  kagaaray Sinaanta iyo cadaalada. Endogen waxaa kaluu sheegay inuu madaxweynaha Russia kala hadli doono, macquulnimada farogalin milatri magaalooyinka Waqooyiga Syria ee Manbij iyo Raqqah oo ay iska kaashan karaan labada dhinac. Isagoo sheegay inuu  Vladimir Putin booqasho ugu tagidoono arbacada nagu soo fooda leh oo ay kukulmi doonaan Moscow. Sidoo kale madaxweynaha Turkishka ayaa sheegay inuu  Donald … Continue reading Ankara-Endogen oo Doondoonaya Suurto-Galnimada Xalmilatari oo Syria aykuqaadaan Russia, US.