Daawo: 11 Salaadiinta Beesha Sacad Muuse oo Samaystay Xeer Hoosaad ay Ku Dhaqmaan
Hargeisa (Saraar Media ) Salaadiinta beesha Sacad Muuse ayaa soo saaray xeer-hoosaad dhaqan oo la xidhiidha maamulka salaadiinta beesha. Shir jaraa’id oo 11 suldaan oo ka mid ah salaadiinta beeshu ku qabteen guriga…

















