Halakan ka daawo Banaan bixii Somaliland ee London Qaybtii 1 aad
London (Saraar Media) halkan ka daawo banaan bixii lagu taageerayey somaliland ee ka dhacay london xafiiska reysal wasaarha dawlada ingiriiska hortiise. Saraar Media waxay ka diyaarisay barnaamij soconaya saacad iyo badh markaa kala…


















