Hambalyo Hamabalyo Aqal gal Iyo Aroos Farxadle
Maansha llahu Waxaanu hambalyio Iyo Bogaadin
Aanu u diraynaa Arooska Iyo Aqal galka
Musatafe C/Laahi Hure (Musatafe Mulac)Iyo
Boqoradiisa Ayaan Ibraahim Afxakalame.waxaanu
Leenahay Ilaahay haydinka Dhigo Kuwa Isku waara
Ubad khayr qabana kala Hela Aamiin. Aamiin waxa
U Baarigaaya Dhamaanba dadka Hoos Ku Qoran,Gaar
Ahaan Reer Afxakame Iyo Reer Saalax Guray Iyo
Anigoo Ah Sidiiq Sh Farah Gabaar Iyo Ehelkan Iyo
Asxaabtan kale Maansha Allahu.By Sidiiq Sh Farah Gabaar.
Sidiiq Sh Farah Gabaar Iyo Xaaskiisa
Kaltuun Jamac Dawaare
Nuura Afxaklame Iyo Caruurteeda Iyo
Dhamaanba Reer Afxakame,
Isir Yusuf Cali Shabeel Iyo Caruurteeda
Koos Cali Dhagaafe Iyo Caruurteeda
C/laahi Cali Dirir Iyo Xaaskiisa
Wariywe Qarteen Siciidjamaal Xaji Cali Iyo Xaaskiisa
Sahra mahamoud Omer yare Iyo Caruurtooda.
Mahamoud Bare Saalax Guray (Codwayne)
Ayir Bare Saalax Guray
Dhamaanba Reer Saalax Guray.
C/Rashiid Cali Xamari Iyo Reerihiisa
Mahamed Aden Cali (Himilo) Iyo Reerkiisa
Idil Bakhad
Cabdi Risaaq Saleebaan Gaas,
Khadar Ayaanle Dayax Weerara Iyo Xaaskiisa,
Caydiid Yusuf Tuhume,
C/hakiin tahar Sulub,
Dhamaanba dadkan waxay Hambalyo Iyo Bogaadin aan la soo Koobi karynin U Dirayaan Mustafe C/Laahi Hure(M.Mujaahid Mulac) Iyo Boqorada Ayaan Ibraahim Afxakame Oo Aqal Galkoodu Iyo Aroos Balaadhani uga dhacay Dalka Norway Gaar ahaan caasimada Oslo.Noqda Ilaahayana haydinaka Dhigo Kuwa badhaadhe Iyo Barwaaqo iyo Ubada Lagu faraxo Ilaahay La Kulan siiyo Aamiin Aamiin.
By Sidiiq Aw Farah Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com













