Dhamaan dakan hoos ku qoran waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan xildhibaan Aadan Tarabi Ogle;
maxamed macalin cali x jaamac
cabdilaahi adan rooble
ibraahim diiriye jibriil
jamaal maxamud jama
maxamed macalin cabdi
maxamed cumar xaashi
siciid cabdiraxman xirsi
mubarik daahir muse
axmed ibrahim khayre
iyo dad kaloo halkan aanan ku soo koobi karin oo jooga wadanka finland waxay tacsi tiiraanyo leh
u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay
axmed jaamac xuseen u bishan ku geeryoodey magaalada berbera
anagoo aad uga tiiraanyeysan geeridaad in ilaahay samir iyo iimaan kasiiyo
isagana janatul fardawsa ilaahay ka waraabiyo
AMIN AMIN AMIN





















Comments