Tacsi: Xildhibaan Aadan Tarabi Ogle; Inaalilaah wa inaa ileyhi Raajicuun

Tacsi: Xildhibaan Aadan Tarabi Ogle; Inaalilaah wa inaa ileyhi Raajicuun

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

Dhamaan dadka hoos ku qoran  waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Ala ha u naxariistee marxuum Xildhibaan Aadan Tarabi Oogle, oo ku geeriyooday magaalada Hargeisa.

Waxaan leenahay ilaahay samir iyo iimaan ha idinka siiyo ilaahayna naxariistii jano ha ka waraabiyo. Aamiin

Xildhibaanku waxa uu ahaa siyaasi rugcadaa ah isla markaana ka soo shaqeeyey nabad galyada iyo isbadelka siyaasadeed ee ka jira  somaliland, wuxuu ahaa qof shaqsiyad wanaagsan oo jecel horumarka somaliland.

Dadkan oo dhamaantood kala jooga wadamada Yurub

Maxamed cabdi xoog

ciise maxamuud diiriye

cumara cali ibraahin

cabdilaahi cali ibraahin

mustafa cabdilaahi ali

aadan cabdilaahi cali

maxamed cabdilaahi cali

saynab cabdilaahi cali

yuusuf cabdilaahi cali

aamina cabdilaahi cali

nasra cali jama

suleekha daahir muuse

nuux silmaalic awad

xaawa ahmed cawad

hooyo racwi ahmed hagood

ibraahin cabdilaahi cali

hodan daahir muuse

mubaarak daahir muuse

mustafa daahir muuse

jamac muuse cali

xuseen muuse cali

maxamuud ismaaciil awad

saleeban carab ahmed

xiis carab ahmed

Hodan bacaluul

maxamed cabdi halac

xasan dirir

caydiid xasan

hibaaq daahir muuse

muuna daahir muuse

jirde muse ali

siciid cabdi muuse

saleebaan goox

jamaal bacaluul

mustafa bacaluul

ahmed canjeex

 

Comments

comments

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media