Hargeysa (Saraar Media )- Dhamaan Maamulka iyo Wariyaasha shabakadda SARAAR MEDIA waxa ay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Meherka Wariye Nimco Cumar Maxamed (Nimco Samriye) iyo Mustafe Rashaad oo Meherkoodu ka dhacay Magaaladda Hargeysa… waxayna leeyihiin Bahda Shabakadda SARAAR MEDIA noqda ku isku raaga Bashbash iyo Barwaaqana ku waara
1. Cabdinaazer Awad Mouse Dooyo
2. Khadar Cabdilaahi cali Chief Operator Editor Saraar Media
3. Deeqa Dalmar Journalist for Saraar Media
4. Xasan Aadan Tarabi
Iyo dahamaan Bahda ku xidhan shabakadda caalamiga ee Saraar Media/ East media center, waxa ay u Hambelyeenayaan wariye Nimco Samriyo
www.Saraar Media













