Caynaba, Sabti, 01 Dec, 2012 (SM) – Komishanka doorashooyinka ee degmadda Caynaba ayaa maanta ku dhawaaqay Natiijadda codbixintii doorashada degmadaas.
Gudoomiyaha Komishinka ee degmada caynaba ayaa ku dhawaaqay najiitada wayna u kala heleen ururadu sidan hoose;-
1)- Xisbiga KULMIYE wax au he;ay 9236 oo u dhiganta 6 kursi.
2)- Ururka RAYS waxa uu helay 6601 oo cod oo u dhiganta 4 Kursi.
3)-Ururka WADDANI waxa uu helay 3829 cod oo u dhiganta 2 kursi.
4) Ururka UMMADDA waxa uu helay 1759 Cod oo u dhiganta 1 kursi.
info@saraarmedia.com
Caynaba












Comments