Gudida Doorashooyinka oo Shaaciyey Najiitada Doorashada Degmada Baki

Baki: Sabti, 01 Dec, 2012 (SM) Gudoomiye ku xigeenka komishanka ee degmada Baki Abuubakar Axmed Yuusuf oo aan khadka telefanka kula xidhiidhnay ayaa noo xaqiijiyey natiijada doorashada golaha deegaanka ee Degmada Baki waxaanu sheegay natiijadu in tahay sidan :

Magacyadda Xildhibaanadda Golaha Deegaanka cusub ee Baki

1 MAXAMED AHMED CAATEEYE SULDAAN UMMADA REEN NUUR
2 MAXAMED AHMED CUMAR MUHUMED UMMADA REER NUUR
3 BARE JAAMAC YOUUSUF CUMAR KULMIYE REER MAXAMED
4 MAXMED MUDHUMED NUUR KULMIYE REER NUUR

5 CABDIRASHIID SH.MAXAMED HASSAN KULMIYE REER NUUR
6 FARXAAN CABDI CALI CAYNAANSHE KULMIYE REER NUUR
7 XUSEEN MUHUMED GEELE WAABERI KULMIYE REER NUUR
8 CABDILAAHI HASAN ARDAALE FAARAH DALSAN REER NUUR
9 MAXAMED NUUR CILMI AGON DALSAN REER NUUR
10 DAYIB HASAN RAAGE KIBAAR WADANI REER MAXAMED
11 SIYAAD NUUR QAADIL JIBRIIL WADANI REER NUUR
12 DUCAALE AHMED YOUSUF DUCAALE WADANI REER MAXAMED
13 AHMED XUSEEN HASAN JAAMAC XAQSOOR JIBRAACIN.

 

Source

Cabdalle Cali Yuusuf

Comments

comments

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media