Boorama, Arbaco, 19 Sep, 2012 (SM) Jaamacada Camuud ayaa talaabo taariikhi ah hore u qaaday isla markaana habeenimadii xalay ahayd si rasmiya u bilawday taqasusaadka waxbarashada sare ee Master-ta oo dhawr kuliyadood ah.
Halkan sare ka daawo fiidiyowga oo dhamaystiran.
source; hadhwanaag













