Muqdisho, Jimce, 7 Sept, 2012Gudiga doorashada ayaa waxa ay siiyeen xubin walba oo ka mid ah murrashaxiinta 20 daqiiqo oo uu ku soo gudbiyo barnaamijka.
Toban musharrax ee maanta qudbaha jeedinaya waxa ay kala yihiin:
1- Axmed Ismaaciil Samatar
2- Xuseen Khaliif Jaamac
3- Maxmed Axmed Saalax
4- Cabdullaahi Axmed Caddow
5- Maxamed Cabdullaahi Oomaar
6- Shariif Shiikh Axmed
7- Cabdi wali Max’ed Cali Gaas
8- Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo
9- Salaad Cali Jeelle
10- Cumar Salaad Cilmi.
Xubnaha hadlay ayaa waxa ay soo bandhigeen qorshahooda ku aadan waxa ay dalka iyo dadka u qaban doonaan haddii Madaxweyne loo doorto.
Arrimaha ugu waaweyn ee ay ka hadleen ayaa waxa ka mid ah wax ka qabashada ammaanka dalka, dhisitaanka ciidanka Soomaaliyeed, siyaasadda arrimaha dibedda iyo xiriirka caalamiga.
Source; BBC Somali













Comments