Daawo: Dabaal Dagii Ciidii London ee Lagu Qabtey “Ealing Park” (Part One)

Daawo: Dabaal Dagii Ciidii London ee Lagu Qabtey “Ealing Park” (Part One)

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

London, Jimce, 7 Sept, 2012 (Saraar Media) Waxaan halkan idiinku haynaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan dabaal degii ciida ee maalintii Axadii ee bishu ahayd 18.08.12. Soomalida ku dhaqan magaalada London ayaa iyagu siyaabo kala duwan u ciiday hadaba waxaa si weyn looga ciiday xaafa loo yaqaan Ealing ee ku taala gabeedka magaalada London waxayna somalidu ku ciideen Park weyn oo magaciisa la yidhaahdo Ealing Common Park.

Waxaa halkaas ku sugnaa wariyahayaga caanka ah C/naasir Cisman Caynaawi oo isagu wareysiyo ka qaaday dadkii ka soo qayb galay oo waydinayey salaamaha ciida.

Qaybtani waa qaybtii 1′aad waxaan idiin soo gudbin doonaa qaybaha kale maalmaha soo socda insha alaah

 

Daawasho wacan

 

C/naasir Cisman Caynaawi

Comments

comments

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media