Happy Ead Mubarak Dhamaanba Umada Muslimiinta Meel Kasta oo Ay Joogto by Sidiiq

Happy Eid Mubarak   Kulu Caamu Wanta Bilkhayr Maraka Hore Waxaan Salaanta Ciidul Fidriga  aan Hawada U Marinaya


 Hooyadayda Qaaliga Ah  Khadiija Yusuf, Iyo Caruurayada Shucayb Sidiiq, Shafia Sidiiq, Shakir Sidiiq ,  Xaaskayga qaaliga Ah

 Kaltuun Jamac Dawaare , Iyo  Walaaladay Iyo Caruurtooda   Dhamaan Ummada Muslimiinta Ah Iyo Dawlada Somaliland

 Madaxwayne Axmaed Siilaayo Iyo Marwadiisa  Aamiina Waris, 

Iyo  Shacabka Qaaliga Ah, Iyo Dhamaanba Qoys Iyo qaraaboba

 waxaan Leeyahay Ilaahay Bishii Barakaysanayd Ee Ramadaanka Fadligeeda Hayna Siiyo Iyo Fadliga Ciidul Fidrigaba Aamiin
Aamiin,sanadkaa sanadkiisa Iyo Kuwa Kadambeeyaba Caafimaad qab Cimridheer Iyo Cibaado Saalax Ilaahay hayngu Gaadhsiiyo Aamiin Aamiin,Wabilaahi Towfiiq

By Sidiiq Sh Farah Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com
Skandenavian 

Happy Ead Mubarak Dhamaanba Umada Muslimiinta Meel Kasta oo Ay Joogto by Sidiiq

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)

Comments

comments

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media