hambalyada ciida UHARSO ururka hormarinta ardayda soomaaliyeed

Share it now!

Waxaa ammaan iyo mahad leh alaah, kadib waxaan u hanbalyeenaynaa umadda islaamka gaar ahaan umadda soomaaliyeed, kuwaa oo maanta u dabaal dagaya munaasabadda ciida soon fureed ciid al fidri 1433/2012 waxaan ka urur ahaan UHARSO (ururka hormarinta ardayda soomaaliyeed) aan hambalyo u direenaa dhamaan shacabi weynaha soomaaliyeed meel walba oo dunida ka joogaan, anaggoo ku guubaabineyno inay ka wada qey qaataan hormarka umadda iyo dalka oo hada marxalada cusub oo aad u fiican galaya dhan walba qeybaha nolosha bulshada kadib burburki dalka, waxaana leenahay aan ka wada qeeb qaadano hormarka tacliinta, nabad gelyada, siyaasada iyo ganacsiga sidi kor loogu qaadi lahaa aana isu gurmanaa xilli kasta iyo daruuf kasta sida lagu yaqaanay soomaalida xilliyadii hore sidoo kale aan soo ceshano kaalinteeni dunidda ku laheen,sharafki iyo maamuuski soomaalinimo.

Mar kale waxaan umadda leenahay hambalyo hambalyo

Wabilaahi towfiiq

Xafiiska warfaafinta ururka UHARSO

xaaji0225@hotmail.com

Be a fan

(0/5)

Comments

comments

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media