Eid Mubaarak
London, sabti, 18 Aug , 2012 (Saraar Media) “Wa kulu caam wa antu bikhayr” Ciid Mubaarak dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan dadka ku hadla afka soomaliga meelkasta oo ay joogaan aduunka.
Dhamaan bahda Saraar Media waxay hambalyo iyo salaan hawada u soo marinayaan dhamaan macaamiisheeda dunida kala joogta waxaanan ilaahay idinka baryeynaa inuu idinka aqbalo bishii ramadaan ee aad soomanaydeen waxaanan idin leenahay ku ciida farxad iyo reyn reyn.
Waxaan idiin soo gudbin doonaa muuqaalo iyo sawiro ku saabsan damaashaadka ciida oo ku beegan barito markaa ha moogaanina waliba waxaa wacdaro laga dhigi doonaa magaalada London oo aan video ahaan idinku soo gudbin doono insha alaah.
Bahda Saraar Media
London,UK














