Wasiirka Beeraha Somaliland oo Booqasho ku Tagey Magaalada Caynaba

Caynaba  (Saraar Media) Wasiirka Beeraha Somaliland ayaa booqasho ku tagay magaalada Caynaba safarkiisan oo ay ku wehiliyaan madax kale ayaa waxa uu salka ku hayaa horumarinta beeraha gobolka saraar iyo u kuur galka sida ay wax u beertaan dadka ku nool degaanadaas.

 

Maxamed Aden Dirir

Caynaba

 

Wasiirka Beeraha Somaliland oo Booqasho ku Tagey Magaalada Caynaba

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)

Comments

comments

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media