Daawo Xagle Toosiye oo Soo Gaadhay Buuhoodle kana Hadlay Nabad Galyada iyo Somaliland

Hargeysa Talaado, 23,  July, 2012 (Saraar Media) – Hogaamiyihii hore ee kooxda isku magacowda SSC, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Buuhoodle. Waxaana hadal uu u jeediyey dadweynihii soo dhaweeyey uu kaga hadlay, wada-hadaldii uu magaalada Dubai kula yeeshay weftigii uu hogaaminayey madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo”.

Saleebaan Xaglo-toosiye isaga oo ka hadlayey arintaa waxa uu sheegay in ummaddu dhamaan u baahan tahay nabad, isagu uu kala hadlay masuuliyiinta hawlo nabadeyn ah, tiina uu socdo sidii uu uga midho dhalin lahaa.

Warka Saleebaan Xaglo-toosiye oo uu idiin soo gudbin doono Telefishanka Somalichannel, waa kan ee daawasho haboon

Daawo Xagle Toosiye oo Soo Gaadhay Buuhoodle kana Hadlay Nabad Galyada iyo Somaliland

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)

Comments

comments

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media