Daawo G Maxkamada Maroodijeex oo Baan Caafimaad kadib kusoo noqday Dalka

Daawo G Maxkamada Maroodijeex oo Baan Caafimaad kadib kusoo noqday Dalka

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

Berbera(SaraarMedia)-Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Maroodijeex C/rashiid Maxamed Duraan oo Xaalad Caafimaad ugu maqnaa Wadanka Jabuuti ayaa maanta kasoo degey Garoonka Caalamiga ah ee Berbera isagoo Caafimaadkiisu aad u wanaagsanaa.

Gudoomiyaha ayaa waxaa rasaas ku furay niman dabley ah iyagoo dhaawac u geystey dhowr Usbuuc ka hor.Nimankii fal dembiyeedka geystey ayaa iminka hay’adaha amaanku gacanta ku hayaan kadib markii lasoo ogaadey haybtooda iyo kuway ahaayeen.ayaamo ka dibna waxay Odayaasha beesha ay kasoo jeedaan usoo gacan geliyeen Dembiilayaashii Laamaha amniga ee Somaliland.

Comments

comments

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media