Jabuuti(SaraarMedia)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa maanta Dhagax dhigay wado isku xidhi doonta Jabuuti iyo Somaliland taasoo kor u qaadi doonta dhinaca Dhaqaalaha labada dal.Wadadani waxay kordhin doontaa isu socodka labada bulsho ee dhinaca Ganacsiga iyo Dalxiiska.
Madaxweynaha Jabuuti oo Dhagax dhigay Wado isku xidhidoonta Jabuuti iyo Somaliland
Posted by B Tarabi on July 11, 2012 in Djabouti, News, Video · 0 Comments












Comments