Daawo (waa dad gala Abaaloo gudi kara Wanaag) Soo dhaweyntii Sahra Halgan ee London

Daawo (waa dad gala Abaaloo gudi kara Wanaag) Soo dhaweyntii Sahra Halgan ee London

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

London(SaraarMedia)-Waxbadan bay Fanaanad,Mujaahid Sahra Halgan timi London iyadoo markasta si kalgacal leh guud ahaanba reer Somaliland usoo dhaweeyeen,waxaadse nala daawataa markii ugu horeysey ee ay soo booqato London iyadoo degan Wadanka Faransiiska.Waxaa labada baal ku qaaday labada ugu Culus maanta Fanaaniinta haweenka ah eeAfsoomaaliga ku hadla waa Sahra Axmed iyo Saynab Cige oo aan hubo in qof waliba u abtirin karo,fankoodana la wada yaqaan.waxaad arki doontaan Sahra Axmed oo aan ahayn qof Qosol badan oo habeenkaa isku xukuntay inay mid Sahra Halgan xasuusato ka dhigto iyo Saynab Cige oo sidii caadada u ahayd fadhi iyo sare joogba ku heestay habeenkaa.

Comments

comments

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media