Daawo Markab Dab qabsaday Dekeda Berbera oo la Bakhtiiyey

Daawo Markab Dab qabsaday Dekeda Berbera oo la Bakhtiiyey

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

Berbera(SaraarMedia.com)-Markabkan oo u rarnaa Ganacsadaha Xoolaha nool ee Aljaabiri ayaa dab ka dhashay Electeriga markabku keenay inuu halkaa dab xooglihi ka dhasho,waxaa usoo gurmadey shaqaalaha Dekeda iyo ganacsatada oo booyado biyo ah lasoo gaadhey,aakhirkiina waxay ku guuleysteen in la bakhtiiyo.

Comments

comments

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media