Burco(SaraarMedia)-Waxaan u fahmey in dadka Su’aalaha la weydiiyey markay Qoraxdu soo baxdo ay yidhaahdaan waa maalin cusub ee aanay xisaabsan Bisha ay ku jiraan,iska ilow maalintu taariikhda intay tahay ee waxaanay xiiso u hayn Bisha ay ku jiraan,waxaa hubaal ah in qaarkood aanay Sanadka lagu jiro garanayn,maxay ku falaan.
Inkastoo Weriyuhu ka eegay dhinaca 26ka June oo qaarkood aanay garanayn waxay macnayso hadana sawirka guud waxa weeye inay danahooda usoo bislaanayaan oo aanay wakhti ku lumin waxaan waxba kusoo kordhinayn,waxaay u egtahay in maalmuhu isu wada egyihiin,Maalinta,Bisha iyo Sanadkuna aad u dheeryihiin,soo kac,wixii shalay qabo,seexo.
info@saraarmedia.com













