Caynaba (Saraar Media ) Safarkii uu Wasiirka Dhaqanka,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Cali Siciid Raygal uu ku tagay gobolka Saraar ayaa waxa uu ahaa mid si heer sare loogu soo dhaweeyey magaalada Caynaba . Hadaba halkan ka daawada sidii cajiibka ahayd ee loo soo dhaweyeey.
Warbixin arintaaa ku saabsana waxaa noo soo diyaariyey wariyaha noo jooga Caynaba Maxamed Adan Dirir
Maxamed Adan Dirir
Caynaba













