Ceerigaabo(SaraarMedia)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale ayaa maanta dhagax dhigay qayb cusub oo lagu kordhiyey Jaamacada Golis oo ku taal Magaalada Ceerigaabo.
Daawo:Wasiir Duur oo Dhagax dhigay qaybo lagu kordhiyey Jaamacada Golis ee Ceerigaabo
Posted by B Tarabi on July 2, 2012 in Education, News, Video · 0 Comments












Comments