Berbera(saraarMedia)-Waa Duulimaadkii ugu horeeyey ee Ethiopian Airline ku tagto wadanka Somaliland sidii ay ujoojisey duulimaadyadeedii Hargeysa.Waxay sahli doontaa isu socoshada Somaliland iyo Caalamka.
Daawo Wasiirka Duulimaadyada oo soo dhaweeyey Ethiopian Airline oo Berbera kasoo Degtey
Posted by B Tarabi on July 1, 2012 in News, Video · 0 Comments













