Halkan ka daawo inyar oo ka mid ah waxa Madaxweynuhu ku jeclaaday W Madaxtooyada

London(SaraarMedia)-Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali X Xasan oo Telefeshinka Soomaliya u janjeedha ee la baxay magaca fadeexada abuuray ee Royal TV  ayaa isku deyey inuu u duur xule iyagoo su’aalo ay soo qaybeen mudona ka baaran degayeen damcay inay hankiisa ku jebiyaan.Mudane Xirsi wuxuu muujiyey bisayl Siyaasadeed iyo Garasho Hogaamiyenimo.Miyaad ogtahay inta shir iyo Waraysi ee uu Wasiirku ka qayb qaatay intii yarayd ee uu London joogey,waxaan ugu yeedhi lahaa Madaalaha Siyaasada.

(0/5)

Comments

comments

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media