Malmo(SaraarMedia)-Fanaanka Caanka ah ee Ulf Cristiansson ayaa hees macaan ku madadaaliyey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C/laahi Saylici booqashadii uu ku yimi wadanka Sweden,iyadoo ay Mudane saylici weheliyeen Madax kale oo la socotey.nala daawo.
Fanaanka Ulf Cristiansson oo Heestii “a mighty wind” ku madadaaliyey Madaxweyne Xigeenka SL
Posted by B Tarabi on June 22, 2012 in News, Video · 0 Comments













