London(SaraarMedia)-Maanta waxay Saraarmedia idiinsoo gudbinaysaa heestan uu alifey Abwaan Cali Seenyo iyadoo ay ku luuqayndoonaan Fanaaniin aad wada taqaanaan oo kasoo kala jeeda Somaliland,Jabuuti,iyo Somaliya.waa heesta ay maanta qaadayaan wefdiga Somaliland.
Heestii Garnaqsi Somaliland iyo Abwaan Cali Seenyo.
Posted by B Tarabi on June 20, 2012 in News, Opinion · 0 Comments












Comments