London(SaraarMedia)-Daawo isla weynida iyo Aqoondarada Maraykanka,dadka Maraykanka ayaa ah dad aan dunida kale aqoon u lahayn marka laga reebo inyar oo irsiqoodu galay sida Siyaasisiyiinta,Ganacsatada iyo Dalxiisayaal ujeedooyin badan.Fadlan halkan hoose akhri anigoo ka xun in fartu yaryar tahay,fagfagiig indhaha hadii kale muraayadihii doono.Malaa Maraykankaa saxsan,Islaan yaroo aan weligeed ka dhoofin Gobolkii la odhanjirey Waqooyi Bari ee Somaliland (waxaan Waqooyi bari u isticmaalay,anigu kala garanmaayo Xuduudaha Gobolada ee maanta oo Geelayagu meelkasta wuu daaqi jirey,meelkastoo aad caano geel ku cabtaana marka magacooda la sheegsheego dhulkaagii uun bay kuu noqonaysaa) waa meesha la yidhaahdo Butaweyne ayaan Mobilkeeda kala hadlay iyadoo Ri’yo halkaa ku maalaysa,markiiba intay soo buskuxusey bay iiga sheekaysay midabka Tagaasida Newyork iyo Basaska London,ka sitee.
Aqoondarada Maraykanka oo magac kale loo waayey (stuped)
Posted by B Tarabi on June 16, 2012 in News, Opinion, Video, Wararka Afsoomaliga · 0 Comments













Comments