London (Saraar Media) Fanaanka dada yar ee Faysal Yusuf (Faysal Yare) ayaa waxa uu soo saarey hees muuqaal ah oo uu u qaaday Somaliland 18 May’dii sanadkii 2011. Heesta magaceeda waxa la yidhaahdaa Somaliland waa Dawlad Calan leh, heestan oo ah hees aad u macaan waxaa lagu duubay Saraar Media Studio.
Hadaba daawasho wacan.
Codkii Faysal Yusuf, Ereyadii Mawliid Adan Qolqol, Laxankii Adan Xuseen karone, iyo musigii Ahmed Salax Qasim













