Shan Arimood oo Abwaan Hadraawi aad uga Qosliyey

Share it now!

Hargeysa(SaraarMedia)-Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) oo wakhtigiisa qaaliga ah ugusoo debed baxay inuu dadkiisa ka qosliyo ayaa si lama filaan ah uu isagii qosol aanu ku tala gelin ku raaxaystay.maxaad u malaynaysaan?Madaxweynihii hore ee Maraykanku (Bill Clinton) wuxuu yidhi Fariidku wuxuu doonuu iska dhigi karaa,laakiin Nacasku Fariid iyo waxkale toona iskama dhigi karo marnaba.

anigu waxaan u malaynayaa inuu kusoo tala galay inuu dhegaystayaashiisa ka qosliyo,maadaama aanay ahayn markii ugu horeysey ee uu maqlo ama uu yidhaahdo majaajilooyinkan kumuu qosleen,waxaanse ufilayaa inuu aaminsanyahay qof aan qosli karaynin inaanu dad ka qoslin karin (qof cadhaysan),oo uu isku deyey inuu dadka feker ahaan isla simo.Dadkana inyar baa iska dhigi karta waxay rabaan.

bashirtarabi@saraarmedia.com

Be a fan

(0/5)

Comments

comments

Submit your comment

You must be logged in to post a comment.

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media