Daawo inyar oo kamid ah Dulmiga Sucuudiga ka dhaca.

Daawo inyar oo kamid ah Dulmiga Sucuudiga ka dhaca.

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

London(SaraarMedia)-Digniin,ha daawan hadaad Dhiig kar leedahay,nala daawada sida Dhulka barakaysan ee Sucuudi Arabiya uu Dulmiga intaa le’egi uga dhaco iyadoo inta badan dulmigu ka dhaco meelo aan Dulmanaha iyo Dulmiyaha mooyee aan cidkale ogaan karin.

Nin Sucuudi ah ayaa si xun ula dhaqmaya nin Bangaaladesh ka yimi oo laga yaabo inuu mudo dheer ku noolaa,wuxuu ku khasbayaa inuu yidhaahdo Aduunkoo dhami wuxuu ka baqaa Sucuudiga xitaa Maraykanka,wuxuu ku khasbayaa inuu Gacanta iyo Cagta ka dhunkado isagoo dhirbaaxo,candhuuf iyo Nasab cay isugu daraya .Waxaa nasoo gaadhsiiyey Muuqaalkan oo doonaya inaad la aragtaan Mudane Mustafe Jaamac Gawaafe mahadi haka gaadho.

bashirtarabi@saraarmedia.com

Comments

comments

Submit your comment

You must be logged in to post a comment.

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media