Waa hees cusub oo uu idiin qaadayo fanaanka wayn ee codka macaan leh Mr Prince Mahad. Heesta magaceeda waxaa la yidhaahdaa Dhex Yarey Munaay. Fanaanku waxa uu soo bandhigi doonaa iyadoo muuqaal ah dhawaan waxa kale oo la socda heestan heeso kale oo iyana cusub .
Waxaan idiin soo gudbin doonaa maalmaha soo socda.
Halkan hoose ka Dhageyso













