Muxaadaro aan idiin hayno maanta oo jimce ah waxay ku saabsantahay Tilmaaha qoyska wanaagsan waxaana noo soo jeedinaya Sheekh Maxamed Macalin Cabdi Umal ilaahay ha ka jasai siiyo anagana ilaahay ha naga dhigo kuwa wax ku qaata aamin.
waxaan mahad u celinaynaa Sidiiq Farah oo noo soo gudbiyey muxaadaradan ilaahay ha ka ja saai siiyo aamin













