Daawo.Maayarka Hargeysa oo Barmaamijkii Maqal Dadkaaga Lagaga gar Helay Laba Jeer.

Hargeysa(SaraarMedia)-Daawo Wadaniyad Reer Somaliland ah oo Dimuqraadiyada isku kala bixinaysa.Waxaa kaloo Su’aal adag weydiiyey mid ka mid ah Shaqaalihii uu Duqa magaaladu Shaqada ka eryey.Gudoomiyaha Degmada Gacan libaax ayaa isagana lagu cadeeyey inuu Shaqaalahaa oo ahaa ardaydii Jaamacada ka baxday inaanay shaqadan dowlada hoose ku raagin maadaama ay Jaamiciyiin yihiin.Tolow yuu la rabey shaqadan?ma reerkiisa.

bashirtarabi@saraarmedia.com

Daawo.Maayarka Hargeysa oo Barmaamijkii Maqal Dadkaaga Lagaga gar Helay Laba Jeer.

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)

Comments

comments

Submit your comment

You must be logged in to post a comment.

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media