Hargeisa (Saraar Media) Shirkada dahabshiil oo dib u dhis weyn ku samaysay garoonka kubada cagta Hargeisa.
Agaasimaha Dahabshiil group oo sheegey in ay u kaceen garoonka ka dib markii ay arkeen isagoo qaybo kamid ah ay dumeen.
Halkan Hoose ka Daawo Sawirada













Comments