Muqdisho (Saraar Media): Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobey, iyadoona kulanka looga hadlayay heshiis is-afgarad ah (MOU) oo ay kala saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo hay’adda u qaabilsan Qaramada Midoobey Xuquuqul Insaanka.
Video: Dawlada Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay hay’adda Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay
Posted by admin on May 11, 2012 in News, Somalia, Video, Wararka Xiisaha Leh · 0 Comments













