Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajucuun. Waxaa maalintii Arbacadii oo taariikhdu ahayd 09/05/12 lagu aasay magaalada Caynaba Marxuum Carab Ahmed Cawad oo ka mid ahaa odayaasha aad ka looga qadariyo magaalada caynaba ayaa si heer qaran ah loogu aasay magaladaas.
Waxaa aaskiisa ka soo qayb galay madax badan oo uu hogaaminayo badhasaabka Gobolka Saaraar Ibrahin Xaaji Xasan Ali, Mayor ka magaalada, Badhasaab ku xigeenka, salaadiin, caaqilo iyo wax garadka magaalada.
Hadaba dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan dhamaan eheladii yo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuumku.
Ilaahay Naxariistii Jano Ha ka Waraabiyo – Aamiin Aamiin
Adan C/laahi Cali
Saynab C/laahi Cali
Ibraahin C/laahi Cali
Maxamed C/laahi Cali
Mustafa C/laahi Cali
Yuusuf C/laahi Cali
Amina C/laahi Cali
Xuseen Muuse cali
Jaamac Muuse Cali
Jirde Muuse Cali
Aamina Muuse Cali
Suleekha Daahir Muse
Mustafe Daahi Muse
Maxamed Daahi Muse
Mubaarak daahir Muse
Nuux Ismaaciil Cawad
Cibaado Ismaaciil cawad
Aadan Ismaaciil Cawad
Maxamud Ismaaciil Cawad
Ciise Maxamed Yuusuf
Raxma Jama Kamas
Cumar Ali Ibrahin
Xasan Aadan Tarabi
Bashiir Adan Tarabi
Hodan Daahir Muse
Saado Maxamed good
Saleeban Goox
Caasha Goox
Nasra Ali Jama
Racwi Ahmed hagoog
Khadar Cabdilahi cali
Cawad Muse cali
Adan Ducale Cali
Ducaale Ali Cawad
iyo Dhamaan reer Cawad Dooyo













