Tacsi Tiiraanyo Leh; (Gerida Ku Timi Caaqil Ahmed Fadhi yare)

Share it now!

Inaalilaahu Wa inaa Ilayhun

Tacsi Tiiraanyo Leh, Geerida Ku 
Timi Ilaahay Ha U Naxariistee  
(Caaqil Ahmed Haji Mahamed
(Ahmed Fadhi Yare)Oo Maanta
Ku Geeriyooday London 11.05.12
Waxaanu Ilaaahay Uga baryaynaa 
Marxuumka  Inuu Ilaahay U Naxariisto
Jana Fardawsana kawaraabiyo
Aamiin, Shacabkii Iyo Qoys Iyo qaraabo iyo 
Ehelba Iyo  Dhamaanteenba Ilaahay  

Samir iyo Iimaan  Haynaga siiyo Aamiin Aamiin. 

Waxa Tacsi  Balaadhan Diraaya Ismail Cali Abokor
Dhamaan Reer Cali Abokor Iyo Reer Gaydhe 
Abokor.Reer Xusen Abokor Reer Aden Abokor
Dhamaan Reer Abokor Warfaa Cabdi Iyo Caruurtooda 
Oo Dhan oo kala Jooga Dunida dacaladeeda Iyo Reer Cabdi Carab)

(Masuul sare Ismail Cali  Abokor iyo Caruurtiisa)

Xasan Cali Abokor Iyo Reerkiisa

Mahamed Cali Abokor Iyo Reerkiisa

Faadumo Cali Abokor Caruurteeda

Jamal Cali Abokor Iyo Reerkiisa.

Cabdi C/Laahi Mahamed(Cabdi Carab) Iyo caruurtiisa)

Mahad Ismaciil l cali Abokor Iyo Xaaskiisa

Wiilo Ismail cali Abokor Iyo caruurteeda

Axmed Mooge cabdi

Seynab Mooge Iyo Xajigeeda C/laahi

Maxamed Aden Abokor Iyo Reerkiisa

Maxmed Abokor Yusyf Iyo Reerkiisa

Cabdi Abokor Yusuf Iyo Reerkiisa

Cali Abokor Yusuf

Axmed Aden Abokor Iyo Reerkiisa

Abw:Sidiiq Sh Farax Gabaar, Iyo Xaaskiisa

Kaltuun Jamac  Dawaare.

Cabdi Aden cadib C/Macaane

Ubax Jamac Yusuf  Iyo caruurteeda

Suleekha C/laahi Cumar Iyo Caruurteeda

Axmed Jamac Yusuf

Daud Cabdi Carab Iyo Reerkiisa
Qaasim cabdi Carab

Hooyo  Khadiija Yusuf Cawaale

Hooyo Cibaado Xasan Guuleed

Saleebaan Kabawayne Iyo Xaskiisa

Iyo Dhamaanba Reer cadib Diiriye

Waxaanu Leenahay marxuumka Ilaahay Ha U naxariisto Dhmaanteena samir Iyo Iimaan haynaga Siiyo Aamiin Aamiin
.

By Abw:Sidiiq Sh Farax Gabaar
Oslo Norway.
Gaashaan_1986@hotmail.com

Be a fan

(0/5)

Comments

comments

Submit your comment

You must be logged in to post a comment.

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media