Codsi Ku Socota Shacabka qaaliga Ah
Fadalan 18 may dabaal daga hala xaq
Dhawro Calanka Tawxiidka Leh Hana la
sii samaysto Calamo Bilaa Tawxiida Oo suurta galiya
Dabaal daga Aad Ayaad U mahadsantihiin
Guuuuuuuuuuulaysta xaqana ilaahay hayna
garansiiyo Aamiin Aamiin.By Sidiiq Sh Farah Gabaar.
Waxaan Aad U salaamaya Saxaafada Sharafta Leh Iyo Shacabka qaaliga Ah wasalaamu calykum Waraxmatulaahi Wabarkaatu.
Waxa wanaagsan waa lays Fara Ilaahayna Waa inoogu Gargaarayaa maansha Allahu, Fadalan Waxaan Aad Uga Codsanaya Shacabka Qaaliga Ah In la Ixtiraamo Maalinta Dabaal Daga 18 May Iyo Marwalba Calanka Tawxiidka Leh Waxaan Haboon In Imanka la sii samaysto Calan Bilaa Tawxiida, si Aynu Cadho Alle Uga Badbaadno Insha Allahu Ilaahayna Xaqa hayna Garan siiyo Aamiin Guushana Hayna waafajiyo Aamiin Aamiiiiiiiiiiiiiiiin
Wabilaahi Tawfiiq Alahu Maa Cisal Islaamu Wal muslimiin Aamiin Aamiiiiiiiiiiiiiiin
Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul Iyo Gobanimo
By Sidiiq Sh Farah Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com












Comments