TAcsi Tiiraanyo Leh: Genaral Ahmed Mahamed Halac oo ku Geeriyooday Sweden

TAcsi Tiiraanyo Leh: Genaral Ahmed Mahamed Halac oo ku Geeriyooday Sweden

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

Tacsi Tiiraanyo Leh Waxay Ku Socota 
Tacsidan Marxuum Genaral Ahmed Mahamaed Halac 
Oo Ahaa Masuul Sare Oo U Soo Shaqeeyaya Dalka Iyo 
Dadkaba Marna Isu Soo Sharaxay Madaxwayne Inuu 
Ka Noqdo Somaliland Isgoo Aan Ku Guulaysan Wakhtigii 
Borame.Hadaba waxaanu Tacsi Balaadhan U diraynaa 
Shacabka Iyo Golayaasha Qaranka Iyo Ehelkii Iyo qaraabadii 
Asxaabtii Uu ka geeriyooday Ilaahay Ha u Naxariiste 
Genaral Ahmed Mahamed Halac Oo 07..05..12 Ku Geeriyoday 
Dalka Sweden Iyadoo Maydkiisa loo qaadi Doon Dalak 
Loona samayn doon Aas Qaran hadii ilaahay Idmo waxanu 
Leenahay ilaahay Dhamaanteenba Samir Iyo Iimaan Haynaga 
siiyo Aamiin Aamiin. Marxuumkan Iklaahay janadii fardawsa 
haka waraabiyo Aamiin Aamiin.Waxa diraaya
tacsida Jaliyado U badan Norway Iyo U.K

Masuul  Sare Ismail Ali Abokor Iyo Reerkiisa
1) Gud.Rashiid Muuse Iyo Reerkiisa
2) Gud.Ahmed Cawad Baxooshe  Iyo Reerkiisa
3) C/laahi Saleebaan Bide Iyo Reerkiisa
4) Abdi Yaasiin Haji Saleebaan Iyo Reerkiisa
5) Ex Safiir Mahamed Aden Liilan Iyo Reerkiisa
6) Mahamed Sugaal Geele Iyo Reerkiisa.
7) Gud.C/Rashiid  Dhagasoog Iyo Reerkiisa
8) Eng.Farah Husen Ahmed Iyo Reerkiisa
9) Eng.Saleebaan Nuuh Ali Iyo Reerkiisa
10) Dr.Jama Elmi Kooreye  Iyo Reerkiisa
11) Korn.C/Laahi Jamac Samatar Iyo Reerkiisa
12) C/laahi Jamac Galaal Iyo Reerkiisa
13) Daahir Warsame Yusuf Iyo Reerkiisa
14) Abdi Yoonis Duse.Iyo Reerkiisa
15) Arab Dualeh Iyo Reekiisa
16) Mahamed Baruud Iyo Reerkiisa
17) Abw.Sidiiq Sh Farah Gabaar Iyo Xaaskiisa Kaltun Jamac Dawaare.
18) C/laahi Cali Dirir Iyo Xaaskiisa
19) Abdi Aden Cadib Iyo Xaaskiisa,
20) Mahamed Jamac Dhiif Iyo Xaaskiisa
21) Abdi Jaaquur mahamoud Bile Iyo Reerkiisa,
22) C/Khalaq C/Wahaab Guuleed Iyo Reerkiisa
23) Gud.hasan Ismail.(Hasan Madax Iyo Reerkiisa
24) Cali Hasan Jamac Iyo Reerkiisa.
25) Gud.C/Xakiin Ismail Xaji Ahmed Iyo Reerkiisa
26) Gud.C/Wahaab Janagale Iyo Reerkiisa
27) Rashiid Macalin Iyo Reerkiisa
28) Bashiir Haji Hasan Geele Iyo Reerkiisa
29) Mustafe C/Wahaab Guuleed Iyo Reerkiisa
30 ) Eng.Faysal Elmi Ali Iyo Reerkiisa
31) Saleebaan Ali Nuur Iyo Reerkiisa
32) Mahamoud Caydiid Nuur Iyo Reerkiisa.
33 ) Aniis Abdi Husen Iyo Reerkiisa
34) Cali warsame Iyo Reerkiisa
35) Muuse Farah Iyo Reerkiisa
36) C/Rahamaan caydiid (Daalibaan Iyo Reerkiisa
37 Mahamoud Abdi Hindi Iyo Reerkiisa
38. Gud.Aden caydiid Xaydh Iyo Reerkiisa
 39 Dayib Oday Iyo Xaaskiisa
40. Saleebaan Ibraahim caabi Iyo Reerkiisa
41. Mahamed Abdi Gucuse
42. Saleebaan kabawayne Iyo Reekiisa
43. Ibraahim Farah Cawad Iyo Reerkiisa
44. Cismaan Ibraahim Taanum Iyo Reerkiisa
45. Abdi Baarud Mahamed Iyo Reerkiisa
46.Abdi Ismail. Mire Iyo Reekiisa.
47.C/Kariim Mahamed Nuur Guunje

48.Yusuf Gorse Dualeh Iyo Reerkiisa
49.Nasir Mahamed C.xaalays Iyo Reerkiisa
50..Saleebaan Haji hasan Geele Iyo Reerkiisa
51.Guray Aden gasiira Iyo Xaaskiisa
52.Mahamed jamac hure Asli
53.Ahmed Sanyare Iyo Reerkiisa
54.Indhabir  Ahmed Ali Iyo Reekiisa
55.Ali Mahamoud (Ali Dheere Iyo Reerkiisa
56.Yaasiin Ibraahim Feedhayare.
57.Mahamed tahar Sulub Iyo Reerkiisa
58.Abdi Yusuf Haashi iyo Reerkisa
59..Kayse Yusuf Haashi Iyo Reerkiisa
60.saleebaan Nuugaal haji hasan Iyo Reerkiisa
61..Siciid Aw Jamac Iyo Reerkiisa
62.C/laahi Aw Jamac Iyo Reerkiisa
63.C/Casiis Jamac Himbir Iyo Reerkiisa
64.Barre Cali Shabeele Iyo Xaaskiisa
65.Khadar ayaanle dayax Weerara Iyo Reerkiisa
66.C/Wahaab Sh Farah Gabaar Iyo Reerkiisa
67.Mahamoud Husen mahamed Sulub (Halwad Iyo Reerkiisa
68.Mahamed Sayid Iyo Reerkiisa
69.Jamac Cali Xabeeb (J.Ruush Iyo Reerkiisa
70.Ibraahim Mahamed hasan Muuse Iyo Reerkiisa.
71.C/Fatah Mahamoud Hasan Jiiqaa Iyo Reerkiisa
72.Cali Ibraahim hasan Iyo Reerkiisa
73.Abokor Tudhle Iyo Reerkiisa
74.Jama Abokor Iyo Reerkiisa
75.Cismaan Abokor Iyo Reerkiisa
76.Abw. Mahamed Hasan dhaglas Iyo Reerkiisa
77.Muuse Idigaa Iyo Reerkiisa
78.Mahamed Husen Rooble Iyo Reerkiisa
79.Cabdi c/laahi Rooble Iyo Reerkiisa
80.Ahmed kayse Saleebaan Farah Iyo Xaaskiisa.
Dhamaanba jaliaydahan  ama dadkan Oo Ku kala Filiqsan Dacalada Dunidu waxay tacsi Balaadhan u dirayaa Shacabka somaliland Iyo Golayaasha qaranka Iyo Qoys Iyo qaraabo Ehel Iyo Asxaaba Waxaanu leenahay Marxuumkana Ilaahay janadii Fardawsa Haka waraabiyo Aamiin Aamiin Inagana Samir Iyo Iimaan haynaga siiyo Aamiin Aamiin
By Sidiiq Sh Farah Gabaar

Comments

comments

Submit your comment

You must be logged in to post a comment.

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media