Tacsi Tiiraanyo Leh,Inaalilaahu Wa Ina Ilayhun
Rajucuun Waxaanu Tacsi Balaadhan
U Diraynaa Reer Cismaan Aden Iyo
Dhamaanba Shacabwaynihii Uu Ka
geeriyooday Alle Ha U Naxariistee
Caaqil Yaasiin Cisman Aden oo Maanta
Ku Geeriyooday Magalada Burco Waxaanu
Caaqilka Ilaahay Uga Baryayna Inuu Ilaahay
Janadii Fardawsa Ka waraabiyo Inagan
Dhamaantiina Ilaahay Samir Iyo IImaan
Haynga Siiyo Aamiin Aamiin.
Mahamed Cabdi Hindi Iyo Reerkiisa
Ahmed cabdi Hindi Iyo Reerkiisaabdi
Ibraahim Farah Cawad Feedhayare Iyo Reerkiisa
Baaruud Mahamed Iyo Reerkiisa
Sidiiq Sh Farah Gabaar Iyo Xaaskiisa
Kaltuun jamac Dawaare.
Cabdi Ismail Mire Iyo Reerkiisa.
Mahamed Husen Rooble Iyo Reerkiisa
Cabdi C/Laahi Rooble Iyo Reerkiisa.
Mahmed Cabdi Gucuse.
Jamac Cali Cige Iyo Reekiisa
Foosi Cali Langadhe
C/Kariim Mahamed Nuur Guunje.
Nasir Mahamed C/Xaalays Iyo Reerkiisa
Qasim Cabdi carab
C/Risaq Dhagawayne
Ahmed kaysa saleebaan farah Iyo Reekiisa
Dhamaantayo Waxaanu Leenahay Samir Iimaan Ilaahay Haynaga Siiyo Aamiin Aamiin.
By Sidiiq Sh Farah Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com












Comments