Dalka Halooga Faa iideeyo Dawladahan Miisanka Leh Turkiga Iyo China .By Sidiiq Sh Farah Gabaar

Dalka Halooga Faa iideeyo Dawladahan Miisanka Leh Turkiga Iyo China .By Sidiiq Sh Farah Gabaar

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

Dalka Halooga Faa Iideeyo Dawladaha

Miisanka Leh Turkiga Iyo China Hana Lasoo
Dhaweeyo Hana La Waydiisto Mashaariic
Culus Sida Biyo Xidheeno Kortantada Laga
Dhaliyo Patrolka Iyo Saliidaha Dalka Ka Buuxa,
Bacriminta Digaaga Kaydinta  kalauunka
Wadooyinka Maxjaro Lagu Xanaaneeyo Xoolaha
Nool Dhul Beereed IWM By Sidiiq Sh Farah Gabar.
Waxaan Aad U salaamaya Dhamaanba Saxafada Dhexdhexaadka Ah Ee Sharafta Leh Iyo Shacabka qaaliga Ah  Gudaha Iyo Dibadaba Wasalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu.Bacda
Maanta waxaan Jeclaystay Ama Aan Is Tusay Inay Jirto Jaanisyo Muhiima oo Aynu Dalka Iyo Dadakan Ugaga Faa Iidayn karno Dawladahan Miisankaleh Ee Dalak Inoogu Yimi Amaba Aan Xidhiidhka Wanaagsan la Yeelanay.  Hadii Ilaahay Inala Qabto, Insha Allahu (Hankaaga Oo waynaaday Haybadiisa Waad Heshaa Waanad  Huwataaye ) Waa Maah Maah Cusub Oo aan Curiyaya,

Hadaba Waxaan Jeclaystay dawalada Somaliland iyo Masuuliyinta Kululamada   la yeeshay Dawladahan Aan soo Sheegay Iyo Waftiyadan Qulqulaaya  Inay Ka Faa Iidaystaan Jaanisyo Badan Oo Ay Kamid yihiin Korantada Iyo Biyo Xidheeno Laga Dhaliyo Qaybaha Caafimaadka Iyo Qalabka Casriga ah Ee Loo Adeegsado Hospitals ka Warshdaha Kaluunka Iyo  Talaagadaha lagu Xanaaneeyo Laashash Iyo Qalabka Badaha Loo Isticimaalo,Bacriminta Digaaga Ama Gosha iyo Gandiga Dhismaha Wadooyinka Xanaanaynta Xoolaha Nool Iyo Maxjaro calamiya  dhul Beeraha Horumarinta Waxbarshada IWM Iyadoo La suurta galinaayo Luuqada Turkiga In lagu Dhigto Dalka waayo…….
dawalada Turkigu Waa Dawladaha Ugu Miisaanka Wayn Yurub. Waxaanya kuu Ogashay Waxabadan hadii Luuqadooda La Ixtiraamo, Ama la Soo Dhawweyo, Waa Iga Guubaabo Ilaahayana haydinla qabto Aamiin Aamiin.Wabilaahi Tawfiiq


Somaliya Ilaahay Dhibka hakadulaaqo Iyaga Iyo Intii Islaamaba Xaqana hagarnsiiyo Aamiin Aamiin

Ilaahay Ayaa Mahad gaara iska Leh Al xamdulilaahi Rabil Caalamiin.

Somaliland Himiladeeda Ilaahay Hagaadhsiiyo Aamiin Aamiin Khayrkana ilaahay hayna waafajiyo Kulu Jimiicul Muslimiin,

By Sidiiq Sh Farah Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com

Comments

comments

Submit your comment

You must be logged in to post a comment.

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media