Tacsi Tiiraanyo leh (Xuseen Dhalax )

1caaqil mustafe nuur ducaale iyo  xaaskiisa saynab xaaji muxumed idiris iyo caruuurtooda
suhuur mustafe nuur  najax mustafe nuur ishwaaq mustafe nuur shaafici mustafe nuur
jimaale  mustafe nuur cabdiraxmaan mustafe nuur dhamaantood waxay tacsi tiiraayo leh u dirayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timi xuseen dhallaax oo dhawaan ku geeryooday carriga ingiriiska gaar ahaa caasimada london anagoo leh dadkii iyo qaraabadii uu ka geeryooday samir iyo iimaan ilaahay kasiiyo anaguna waxanu ilaahay uga baryeynaa in ilaah  janadul fardawsa kawaraabiyo   AAAAMIN AAAAAMIN AAAAAIN

Comments

comments

Submit your comment

You must be logged in to post a comment.

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media