Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Jidka Wadnaha Caasimada Hargeysa Oo Sababay Dhaawaca Laba Qof
Posted by zakaria on April 7, 2012 in News, Somaliland · 0 Comments
Hargeysa (Saraarmedia) – siad ay xaqiijiyeen Halw wadaeenada Caafimaaduku Labada Qof ayaa dhaawac ka soo gaadhay shil baabuur oo Maanta ka dhacay Somaliland ee Hargeysa.
Shilkan labada qof ku dhaawacmeen oo ka dhashay labada gaadhi oo Garande ah oo isku dhacay ayaa waxa ka dhashay dhaawaca laba qof oo markiiba loola cararay Cisbitaalka guud ee Magaaladda Hargeysa si loogu daaweeyo.
Labada Gaadhi oo si xun isugu dhacay ayaa sidoo kale hakad galiyey isku socodka gaadiidka jidkaasi isticmaalayey markii shilku dhacay, taasi oo keentay in ciidamada nabadgalyada wadooyinka
ay halkaasi soo gaadhaan si ay xaalada u kala fududeeyaan oo ay gaadiidka shilka galay uga qaadaan ka dibna ay baadhaan waxa shilkaasi keenay iyo cida khaladka leh.
Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Jidka Wadnaha Caasimada Hargeysa Oo Sababay Dhaawaca Laba Qof
0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Comments