Video:Hees Cusub Cabdi Jibaar iyo Nimco Yaasiin “Guul Alle”
Axad, 19 May 2013 (SM) Fanaaniinta caanka ah Nimco Yaasiin iyo Cabdi Jibaar Khaliiji oo soo wada saarey hees cusub oo la magacbaxday Guul Alle heestan oo ah hees aad u macaan oo…
Dhageyso Hees cusub oo Fanaanka Cawale Yare ku caayey Madaxweyne Geele iyo Marwadiisa Khadra Xayd “Djabouti”
Fanaanka caanka ah Cawaale yare ayaa hees cusub oo uu soo saarey ku caayaya Madaxweynaha Djabouti iyo Marwadiisa isla markaana taageera buuxda sii yey xisbiga mucaaradka ah. Halkan ka dhageyso heesta …
Qudbadii Madaxweynaha JSL Mudane Ahmed Siilanyo ee 18 May 2013
Hargiesa, 18 May 2013, (SM) Madaxweynaha Somaliland mudane Ahmed Maxamuud Siilaanyo oo ka jeediyey qudbad dheer oo qiiro leh isla markaana ka hadlaysa qadiyada somaliland halkan hoose ka dhagayso qudbadii oo dhamaystiran. …
Daawo Video; Xuska Maalinta 18 May 2013 Berbera
Berbera, 18 May 203 (SM) halkan ka daawo sida looga dabaal dagey magaalada Berbera isla markaana iyagu wacdaro ka muujiyey sanandkan oo ku dabaal dagey doonyo iyo laashash oo aad u quruxbadnaa …
Watch Video: Aljazira reports Live 18 May “Somaliland marks 22 years of independence”
Sourcre; aljazeera 18 May 2012 Hargeisa Citizens and leaders in the autonomous region of Somalia say they are historically and politically a separate country. People in Somaliland are marking 22 years of self-declared…
Video + Sawiro: Ururka Waddani oo Taageerayaashiisu si Xoogleh isugu soo baxeen Hargiesa
Hargeisa, Sabti, 03 Nov 2012 (SM) Hoggaamiyaha urur siyaasadeedka Waddani, ahna Guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta khudbad dheer u jeediyay taageerayaasha ururkaasi oo cududooda ku soo bandhigay…
Ururka Rays oo Maanta ku Soo Bandhigey Cudud Weyn Gobolada Somaliland
Hargeisa, Jimce, 02 Nov 2012 (SM) Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Rays Ayaa Maanta Fagaaraha Beerta Xoriyada Ee Magaalada Hargeysa Kusoo Bandhigay Cududa Taageero Ee Ay U Hayaan Ururka Rays, Sidoo Kalena Gudoomiyaha Ururka Rays…
Video + Sawiro :Xisbiga Kulmiye oo Soobandhigey Taageerayaashiisa Gobolada Somaliland
Hargeysa , Arbaco, 31 October, 2012 (SM) – Ololaha Doorashada Goleyaasha Deegaanka Somaliland ayaa galay maalintii saddexaad, waxaana maanta Taageerayaashiisa Gobolada iyo Degmooyinka Dalka ku soo bandhigay Taageerayaashiisa Xisbiga talada dalka haya ee…
Daawo + Sawiro: Xisbiga UCID oo Maanta Taageerayaashooda ku Soo Bandhigey Hargiesa
Hargeysa , Talaado, 30 Oct 2012 (SM)- Taageerayaasha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID ayaa maanta Cududooda Taageero ku soo bandhigay Fagaaraha Beerta Xoriyadda ee Magaalada Hargeysa. Iyada oo lagu jiro maalintii labaad…
Daawo: Ciidanka Booliska Boorama oo Soo Bandhigey Hub Culus oo ay ku Qabteen Guri ku Yaala magaalada
Hargeysa, Talaado, 30 Oct , 2012 (SM)- Taliyaha Ciidanka Booliska ee Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan oo uu Weheliyo Taliyaha Qaybta Miinada ee Ciidanka Booliska Cumar Cabdilaahi Qaasaali ayaa maanta soo bandhigay Laba Boqol…




























