Unemployment causes more mental health problems among Somalis in London than in Minneapolis (Research)
source; Saturday, September 08, 2012 Unemployment causes more mental health problems among Somalis in London than in Minneapolis Somali immigrants to the UK and USA appear to integrate better and have fewer mental health…
Daawo: Dabaal Dagii Ciidii London ee Lagu Qabtey “Ealing Park” (Part One)
London, Jimce, 7 Sept, 2012 (Saraar Media) Waxaan halkan idiinku haynaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan dabaal degii ciida ee maalintii Axadii ee bishu ahayd 18.08.12. Soomalida ku dhaqan magaalada London ayaa…
Faalo:Maxaa Sababay In Dadweynaha Somaliland %80 Isku Maaweeliyaan Siyaasada Xiliyada Ay Ku Jiraan Nasashada
Tan iyo markii ay hawada ka baxday xukuumadaii dhexe ee la isku odhan jiray soomaaliya isla markaana la waayay kala danbayntii,xaalkuna noqday in nin waliba halka uu dan moodo u dhaqaaqo,dalkuna uu noqday…
“Sidii Siilaanyo iyo Saleebaan nakala Dabra,Aniga,Cirro iyo Gabboose”Cali Warancade
“Waxaan doonayaa inaan Ilado kabaha madaxtinimo ee lagu tolayo shirkan beesha.Mudane C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi” Ceerigaabo(SaraarMedia)-Shirkii Beesha Galbeedka Burco ee Talo iyo Tawfiiq ee ka socdey Buurta Daalo ayaa maanta gaadhey meel xasaasi ah…
Ciidanka Bilayska oo ku laayey Hargeysa Shini guureysa oo ku degtay dad
Hargeysa(SaraarMedia)-Shinidan guureysey ayaa si lama filaana ugu degtey Magaalada Caasimada ah ee Somaliland halkaana ku waxyeelaysay dhowr qof. Shinidan ayaa dadkii ay ku degtey ku xoontay iyadoo dhamaanba jidhkoodii intii qaawanayd iyo intii…
Puntiland oo Talo ka murugsantahay iyo reer Muqdisho oo u qaadan la’ Farsamada Sl
London(SaraarMedia)-Sawirka;:Faroole waa ninka aad moodid inuu ka dhuumanayo sawirka dhinaca midig,Caalinna waa ka Madaxweyne Siilaany ka dambeeya ee fadhiya,Heshiiskii ay shalay wada Saxeexeen Labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Soomaliya Mudane Axmed Maxamed Maxamuud…
Madaxweynaha Jabuuti oo Maalintooda Xorriyada Eebe u baryey inay Soomaliya Degto
Jabuuti(SaraarMedia)-Madaxweynaha Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geele ayaa maanta oo ay u dabaaldegayeen maalintii ay xoriyadooda ka qaateen Gumaystihii Farnsiiska oo ay kasoo wareegtey 35 Sanadood Illahay uga baryey in Soomaliya noqoto Qaran nabad…
Daawo:Morgan iyo Duqayntii Somaliland+Wadahadalada SL iyo Somaliya+Qormooyin hore
London(SaraarMedia)-Markaad fiidyowga daawanaysid soo qaado maro aad afka gashatid,qiyaas inta naf ku baxaysa. Shalay Wasiirkii hore ee Duulimaadyada iyo Hawada Mudane Cali Waran cade wuxuu ku baaqay inay dhalinyarada Somaliland,kuwa jaamacadaha iyo kuwa…
Yurub oo Ragu Duddaan,Caruurta oo sida Xoolaha loo Raaco iyo arimo Qosol leh
London(saraarMedia)-Hadii aad loogu sii fiirsado kala duwanaanshaha yurub iyo Dalkii Hooyo waxaa kaagasoo baxaya waxyaabo badan oo runtii isku lidi ah,waxaan ugu horaysiinayaa,wadankeena markaad raaxo doonaysid waxaa kugusoo dhacaya meel qabow,hawo qaboojiye,biyo qabow…
Somaliland waxay u baahantahay Garsoor madaxbanaan & Sharci xakameeya Dab huriyayaasha
London(SaraarMedia)-Cid aan cambaarayn falkii foosha xumaa ee lagula kacay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodijeex ma jirto,la wada arag khatarta arintaasi ku lahayd jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland,Waxayse u muuqataa hadaladii Saxaafada laga odhanayey ee colaad abuurka…




















