Video:Hees Cusub Cabdi Jibaar iyo Nimco Yaasiin “Guul Alle”
Most Rated Axad, 19 May 2013 (SM) Fanaaniinta caanka ah Nimco Yaasiin iyo Cabdi Jibaar Khaliiji oo soo wada saarey hees cusub oo la magacbaxday Guul Alle heestan oo ah hees aad u…
Dawlada Somalia oo Jawaab ka Bixisay Xayiraadii Somaliland ku soo Rogtey Diyaaradaha Q.Midoobey
Muqdisho; Axad, 19 May 2013 (SM) Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartey warsaxaafadeed ay kaga hadlayso xayiraadii ay dawlada Somaliland ku soo rogtey duulimaadyada hay’da Qaramada Midoobey ku tagi jireen magaalooyinka Hargeisa iyo Berbera….
Qudbadii Madaxweynaha JSL Mudane Ahmed Siilanyo ee 18 May 2013
Hargiesa, 18 May 2013, (SM) Madaxweynaha Somaliland mudane Ahmed Maxamuud Siilaanyo oo ka jeediyey qudbad dheer oo qiiro leh isla markaana ka hadlaysa qadiyada somaliland halkan hoose ka dhagayso qudbadii oo dhamaystiran. …
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Gooni-isku-taagga Somaliland Iyo Jubooyinka
Muqdisho, May 18, 2013 (SM) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha ka taagan Jubbooyinka, isagoo sheegay in waxyaabaha ka taagan ay qayb ka yihiin waxyaabihii ay…
Daawo Sawiro:Dabaal Daga Xuska 18 May oo Hada Si toos ah uga socota London
London, 18 May 2013 (SM) Dhamaan caalamka oo dhan waxaa looga dabaal dagayey xuska maalinta gooni isutaaga Somaliland 18 May hadaba waxaa hada si toos ah uga socota garoon weyn oo kubada lagu…
Daawo Sawirada Qaar ka mid ah Dabaal Daga Xuska 18 May 2013
Hargeisa, 18 May 2013 Saraar Media; Maanta oo si weyn looga dabaal dagay maalinta xuska madaxbanaanida Somaliland ayaa waxa ay ka wada dhaycay magaalooyinka iyo gobolada somaliland oo dhan xaflado si heer sare…
Ciidamada Badda Puntland oo gacanta ku dhigay hub laga dejiyay Xeebta Degmada Qandala
Qandala, Jimco, Octoobar 19, 2012 (SM) – Ciidamada badda Puntland ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen meel u dhow degmada Qandala ee gobolka Bari, kusoo qabtay hub sharci daro ah oo laga soo…
Gudoomiyaha Ururka Waddani oo Lagu soo Dhaweeyey Magaalada London
London, Sabti , 29, Sept 2012 (Saraar Media)- Gudoomiyaha Urur-siyaasadeedka WADANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa saaka gaadhay magaalada London ee dalka Ingiriiska oo uu socdaal shaqo…
Saraakiil uu Hogaamianayo Taliyaha Booliiska Somaliland C/laahi Fadal oo u Ambabaxay Dalka Ingiriiska
Hargeysa, Arbaco, 19 Sept, 2012 (SM) Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland C/laahi Fadal Iimaan iyo saraakiil kale oo hogaaminayo oo ka tirsan Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa saaka u kicitimay Dalka Ingiriiska, iyagoo maqnaan doona…
Xisbiga Horyaal oo la Midoobey Xisbiga Wadani
Hargeysa , Talaado, 18 Sept 2012 (Saraar Media)- Hoggaankii iyo Taageereyaashii urur siyasaasadeedkii HORYAAL, ayaa maanta si rasmi ah ula midoobay Urur-siyaasadeedka WADDANI. Xaflad balaadhan oo Ururka WADDANI ugu sameeyay Ururka HORYAAL Huteelka…




























