Tacsi Tiiranyo leh ooku Socota Qoyskii uu ka Baxay Xildhibaan Adan Tarabi ogle
Dhamaan dakan hoos ku qoran waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan xildhibaan Aadan Tarabi Ogle; maxamed macalin cali x jaamac cabdilaahi adan rooble ibraahim diiriye jibriil jamaal maxamud jama maxamed macalin cabdi maxamed…
Tacsi: Xildhibaan Aadan Tarabi Ogle; Inaalilaah wa inaa ileyhi Raajicuun
Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Ala ha u naxariistee marxuum Xildhibaan Aadan Tarabi Oogle, oo ku geeriyooday magaalada Hargeisa. Waxaan leenahay…
Tacsi: Mawliid Ismaaciil Ducaale oo ku Geeriyoodey Libiya
INA LILAAHI WA INAA ILAHY RAAJICUUN eid jaamac cise bille cali yusuf farhaan abdi bare faysal cismaan xirsi faysal sugaal xaaji mahamed ibraahin xaad c/risaaq mahamed (geenyo) saynab cismaan bare safi sugaal (wayrax)…
TACSI KU SOCTA REER CUMAR DAALIN
INAALILAAHU WA INAA ILAYHUN RAAJUCUUN Tacsi Ku Socota Reer Maxamed Cumer Daalin Iyo Ehel Iyo Qaraaboba Geerida Ku Timi Ilaahay Ha Naxariistee Maxamed Cumer Daalin (M.Fara Dheere) Oo Ku Geeriyoday Shalay 07/06/12 Magalada…
Tacsi; Geerida ku Timi Xildhibaan Ismaaciil X. Abdi
INAALILAAHU WA INAA ILAYHUN RAAJUCUUN. Tacsi Ku Socota Shabacka Somaliland Iyo Dhamaanba Reer Xaji Cabdi Ducale Mahamed, Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Ilaahay Ha U Naxariistee Xildhibaan Imaciil Xaji Cabdi Ducaale, Oo Shil Gaadhi …
Tacsi: Saleban Gadhyare oo ku Geeriyooday Dalka Holand
axmed hurre xirsi muj yuusuf caqaar saleban cali aadan xuseen axmed cawed cabdi hurre xirsi nuur qaasin qodax maxamed aadan dirir jaamac boodacade samsam nuur qaasin cabdi cali diiriye caaqil maxamed daroor ducaale…
Tacsi ku socota qoyskii qaraabadii iyo asxaabtii Marxuumad Faadumo Halac Caateeye
Dhamaantayo oo ah dadka hoosqoran waxaanu tacsi udiraynaa Qoyskii,Qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyootey Marxuumad Faadumo Halac Caateeye,Waxaanu si gaara uga tacsiyadaynaynaa Inanta ay dhashay ee Canab Salaad Cabdiqaal iyo caruurteeda,Xaaji Caydiid Xasan…
Tacsi,Marxuumad Faadumo Halac Caateeye (Baargeel).
Illaahay janadii haka waraabiyee waxaa shalay khamiistii 12/4/1212 lagu aasay Bariga London Marxuumad Faadumo Halac Caateeye(Baargeel),waxay Talaaddadii 10/4/1212 ku geeryootay East London Royal Hospital.Marxuumada oo sideetan jir ahayd waxay ifka kaga tagtay Gabadh…
TACSI TIIRAANYO LEH OO KU SOCOTA GERIDA KU TIMI YUSUF CAWAIL JAMAC (HARADANE)
INAALILAAHU WA INAA ILAYHUN RAAJUCUUN. Tacsidan Waxa Diraaya Dhamaanba Reer Sh Farax Mahamud. Gabaar Iyo Ehelkan kale Ee Magacyadodu Hoos ku Qoranyihiin. Waxaanay tacsi balaadhan u Diraynaa Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Yusuf Cawil Jamac (Haraadane)Oo Manta Ku Geeriyotay Magalda…


























